o horjeedo ciidanka Ethiopia oo ka dhacy Galgaduud." href="http://applications.engagingbaresingers.com/feed//pl/about.php" /> Banaanbax looga so<img src="http://earthquake.usgs.gov/eqcenter/shakemap/global/shake/StHelens7.0_se/download/tvmap_bare.jpg"/>o horjeedo cii<img src="http://images.visitserbia.org/West_Serbia/Kaludjerske%20bare%20(Monks%20swamp).jpg"/>danka E<img src="http://www.kmberggren.com/b-BareEssence.jpg"/>thiopia o<img src="http://www.spanking-city.com/girlspanks/bare-bottom-spanking/pics/DSCF2793.JPG"/>o ka<img src="http://www.harmonysingers.org/photos/H.S.SpringShow2003.jpg"/> dhacy Galgaduud.

Engaging Singers Singers Bare

Banaanbax looga soo horjeedo ciidanka Ethiopia oo ka dhacy Galgaduud.

Applications Engagingbaresingers Pl About Php Engaging Bare Singers

  • Qariidada Somalia
  • Quran
  • Qubanaha Shabelle
  • Archive
  • Contact Us
  • Banaanbax looga soo horjeedo ciidanka Ethiopia oo ka dhacy Galgaduud.

    Balanbale : (Sh. M. Network)  Waxaa maanta degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ka dhacay Banaanbax looga soo horjeeday falalkii ciidanka Ethiopia ay ku laayeen shacabkii ku dhaqanaa deegaanka Ceeldibir kadib dagaalo halkaasi ka dhacay.

    Banaanbaxaani aya amaanta barqadii waxaa uu ka dhacay Magaalada Balanbale ee gobolka Galgaduud, waxaana banaanbaxa soo qaban qaabiyay qeybaha kala duwan ee bulshada ardeyda wax ka barata Dugsiyada kuyaala Magaalada Balanbale iyo Maamulka ka arimiye Magaaladaasi.

    Dadka banaanbaxa dhigayay oo maanta isugu soo aruuray Fagaaraha weyn ee kuyaal magaalada Balanbale ayaa dadkii halkaasi isugu soo baxay waxaa la hadlay gudoomiyaha degmadaasi Hareeri Xasan Barre iyo xubno ka tirsanaa qaban qaabiyaasha dibad baxii maanta ka dhacay Balanbal.

    Banaanbaxa ayaa waxaa uu ahaa mid ay dadka deegaankaasi uga soo horjeedaan dhibaatooyinkii dadka rayidka ah ay u geysteen Ciidamada Ethiopia ay ka geysteen deegaanka Ceeldibir ee dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay maamusho.

    Gudoomiyaha degmadaasi Hareeri ayaa waxaa uu sheegay in intii ciidamada Ethiopianku ay ku sugnaayeen halkaasi ay ka geysteen dhibaatooyin aad u xoogan isagoo intaasi ku daray in sidoo kale ay ka geysteen falal ka baxsan shareecada Islaamka iyagoo kufsi u geystay qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan tuulada Ceeldibir.

    Banaanbaxayaasha ayaa ugu baaqay dowladda Ethiopia iyo Xukuumada KMG Soomaaliya inay jawaad deg deg ah ka bixiyaan falkii ciidamada Soomaalida ee ka amar qaata dowladda Ethiopia ay ka geysteen deegaanka Ceeldibir.

    Dagaalkii Ceel-Dibir Nabadoonada ku dhintey waxaa kamid ah

    Nabadoon Cabdi Xuseen Diirshe

    Nabadoon Axmed Aadan Bowdoole ( Axmed Daqare)

    aBanaanbax looga soo horjeedo ciidanka Ethiopia oo ka dhacy Galgaduud.i Engaging Bare cBanaanbax looga soo horjeedo ciidanka Ethiopia oo ka dhacy Galgaduud.t x c c Engaging Singers